Dadkeeyga maxaa Ku dhacay?.

Somaliya, Somalia….Dad indha leh oon qoraxda arkeeyn!. Dad dhaga leh oo aanan aadaanka maqleeyn!.Dad maskax leh oo aanan maan leheeyn!. Dad soo jeeda oo riyoonaya! Dad dudaaya iskana daalaya, damac aan dollar dhaafsiisneeyn! Darajo ku dayashaa! Madi walaala badan!.

Danyuus dalka & Dadka aan aqoon,dastuur warqada A4 aan dhaafsiisneeyn.

Dadka gadaal ma loo aqriyay?.Hadaad wakiilato dad aadan aqoon waxaad Ku qamaartay mutaqbal kaaga iyo kan dalka.

FG: fiiri sawirada 1-8.haddii dad kala ID ahi, dad aan la aqoon damacooda doortaan, dadkii iyo hogaankiina. Kala damac & danna duwanaadaan, dariiq kaa dadban laguugu daadihiyo, dalka & dadka halkuu dambeeys waa dayaayaa, dalal dirisa oo igu digaayana waa dayaa!?!?!?!?.ma ooyayo ee albaabka ha igu xirin, waa daalnay waana dadaaleeynaa ee ducadana noo badiya.

Horta?!

Ma iska jiiftiin,ma is moogeeysiineeysiin, waxa aan ka jiifan waayay ma iila jeediin.mise midba dhinacaa jadbo u jiidatay kuna jaha wareeray?.
Ducada ,ducada noo badiya.

Dadkeeyga maxaa Ku dhacay? Dalkeeyga maxaa Ku dhacay?.

Qore: yahya Amir.