Leila A Elmi ”Muhiimada farinteydu waxay tahay in la codeeyo doorashada soo socoto si usan xisbiga cunsuriga Swidhish Demokraterna usan sii xoogeysan…”

Waxaa idaacadda raadiyo Somaliweyn marti ku ahaa Leila A Elmi, oo ah musharaxad u tartameeysa baarlamaanka Sweden, islamarkaasina ka tirsan xisbigga deegaanka ee Miljöpartiet de gröna.

Leyla waxaay ka mid tahay siyaasiyiinta xaafadda Angered ee magalada Gothenbourg ee Sweden.
Hadaba ha moogaan wareysiga musharaxada ee halkan ka Dhageyso.

Waraysiga ay Somaliwayn Radio iyo Tv uu daadihiinaayey Yonis Khalif dhanka farsamada Ikram Cali Kaar, waxey ka  hadashay arimo badan oo siyasada Sweden ku sabsan muhiimada farinteydu waxay tahay in la codeyo doorashada nagu soo foodleh si usan xisbiga cunsuriga Swedhish Demokraterna usan sii awoodeysan sidaasi waxaa tiri musharaxa Leyla A. Elmi ee xisbiga cagaaran oo loo yaqaano Miljöpartiet.

Halkan ka Dhageyso