Quraanka waan baran lahaa, laakiin.!!

Hadaad kartid sii fidi…Ajar baad ka heli in shaa Allah ka heli.

Dad badan ayaa jecel in ay Quraanka bartaan laakiin waxa ay ku andacoodaan in ayna karin. Sababaha ay ku doodaan iyo in ay sababahaasi xaqiiq ahayn halkan ka daawo. Hadaad awoodo marka aad daawato ka dib sii fidi.

Mahadsanid

Said Ali Ahmed
Ottawa