Faallo: Waxaan marwaliba kadigayaa in aan sharcigii dalka lagu hagayay aanan waxyeelo lagaarsiin

Qaanuun federaalka ee nooyaalla Qodobkiisa 19aad farqadiida 1&2 ayaa dhigaya xurmada uu leeyahay muwaadinka kusugan gurigiisa iyo sida uu ku mudan karo in xurnimada laga qaado.

Siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda hadii madaxda dalka ay u arkaan in ay yihiin danbiila yaal dhibaata ku ah dalka waxay daliil unoqonaysa in dalku uu galayo marxalado khattar ah in laga ilaaliyana mudnaa iyo bur bur kuyimaada hanaankii dibu hishiisiineed ay shacabka Soomaliyeed haminayeen.

Doowladnimada dalka iyo sarreeynta sharciga ayaa dalka gaarsiin karta horumar,midnimo iyo dowlad wanaag umaddu wada leedahay.

Mahadsanidiin.
Hassan Abdikadir Mudey