Dhageyso: Barnaamijka falanqeynta dhacdooyinka todobaadka (Ikraam C. Kaar iyo Cumar Inshaar)

Barnaamijka falanqeynta dhacdooyinka todobaadka maanta waxaan ku soo qaadadn doonaa waxyaabaha ugu xiisaha badan ee caalanka ka dhaca todobaadkaan, sida la bada ogsoonyahay maalmihii nasoo dhaafay madaxweynaha Mareykanka Donal Trump ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in dowladiisa ay magaalada Jurisalaam u aqoostahay in caasimada ay u tahay dalka Israa’iil, safaaradeedana ay u rare doonto magaalada Qusub ay dowlada yuhuuda ay xoog ku qabsatay sanooyin hore.

Falanqeynta maanta waxaa daadihin doono Ikraam Cali Kaar oo ah soo diyaariyaha barnaamijkaan iyo Cumar Inshaan oo degen badanka Qadar oo ah wariye madaxbanaan oo ka faalooda arimaha carabta iyo bariga dhexe.

Halkan Ka dhageyso