Maalinta caalamiga ah ee xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho laga xusay.

Xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadana ayaa ah mid bulshada looga wacyi galinayaay ilaaalinta iyo dhowrida xaquuqda aadanha iyo In la joojiyo xadgudubyada ka dhanka ah Aadanaha, waxane munaasibadda goob joog ka aha wasiirka wasaradda haweenka iyo horamarinta xuquuqda aadanha Deeq Yaasin Xaaji Yuuf, xilidhibaano ka tirsan golaha shacabka iyo aqalka sare agaasimaha guud ee wasaradda hawenka iyo uruurda bulshada rayidka.


Sanadki 1948 ayeey aheyd marki shirki golaha guud ee qaramada midobaay la isugu raacay in 10dacembar ay tahay maalinta caalmaiga ee dhowrida xuquuda aadanaha ayaado sanad walibo aduunka dhan laga xuso maalintaan.
Agaasimaha guud wasaradda hawenka iyo horamarinta xaquuqda aadanah Deeq Suleymaan Yuusuf ayaa ka hadlaay ahmiyadda ay ledahay maalinta caalamiga ee xuquuqda adanha.
Sanadkan ayaa ah mid ka duwan sanadahi hore ee munaasibadda xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanha iyaado dowlada Soomaaliya ay go’aamisaay in sanad waliba la xuso haldorka kaalinta weyn ka qataa horamarinta xuquuqda aadanha ee Soomaaliya waaxne la xusaay oo looga duceyaay inta ay munaasibadda socotaay Allah uu naxariiste Ambassador Yuusuf Maxmed Ismaciil Bari bari oo kaalin weyn ka qataay u dagaalanka xuquuqda aadanha
Dhanka kale Xilidhibaan Canab Axmed Cilmi oo ka tirsan gudiga xaquuqal insaanka ee Golaha shacabka ayaa shegtaay iney waddaan sharciga xaquuqda dadka baahiya garka qaba si ay uu helaan xaquuqdooda.