War deg deg ah: Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay.

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Goor-dhaw ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada oo maalmahaan la sugaayay.


Golaha wasiirada ee Hirshabeelle ayaa ka kooban 20 Wasiir 20 Wasiir ku xigeyn iyo 7 Wasiiru Dowle kuwaas oo la sheegay in Madaxweynaha ugu tala galay inay wax ka qabtaan Xaaladda maamulka Hirshabeelle.

La soco Goordhow Magacyadda Xubnaha Golaha Wasiirada: