Aqriso: Magacyada Golaha wasiirrada cusub ee Hirshabeelle

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaaciyay Magacyada Golaha wasiirrada cusub ee Hirshabeelle.

Wasiirrada la magacaabay ayaa ka kooban 57 xubnood oo kala ah 20 Wasiir,20 ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle