Maqaal: Yaa Gadaaal ka Riixaya Usu soo dhawaanshaha Emarateka iyo Soomaaliya.

Dowladda Masar ayaa u aragta dhabar jab weyn in Xiriirka Dowladaha Khaliijka iyo Soomaaliya Xumaado taasoo ka dhigan in Haddii aay Taasi dhacdo aay Micnaheedu tahay in Dowladahaasi Xiriir Weyn la yeeshaan Ethiopia badalka Soomaaliya…

Maxaa keenay in Masar Arintaan u aragto in Culeys kasoo gaarayo???

Sidda aan la wadda Socono Soomaaliya Waxaay Xiriir Qadiimi ah la leedahay Dalka Masar waana mid ku dhisan Xag Amni iyo Xag Iskaashi oo ah midkii Abid ugu Qoto dheeraa ee Dowladdo Yeeshaan arintaas ayaa Masar u ah in Soomaaliya aay tahay Dal Ethiopia Daris la ah Dagaal Taariikheedna dhexmaray ayadoo hadana Dowladda Ethiopia iyo Masarna uu ka dhaxeeyo Dagaalka Wabiga Nile!

Marnabba Masar ma ogolaanayso in Ethiopia kaga Dhawaato Emarateka iyo Sucuudiga Soomaaliya waana tan keentay in Madaxweynaha Masar uu Boqork Sacuudiga uusan ka dhigin Taleefonka si uu Boqorka Emarateka uusan Soomaaliya u Fogeyn….

Masar Waxaay Tababaro Siisay Ciidamaddii iyo Saraakiishii ugu Qibradbadnaa Dalkeena waana tan in badan keenta in la arko Saraaakiil kusoo tababaratey Masar oo Soomaali ah..

Sacuudiga iyo Emaratku Waligood Nooma tababarin Ciidan iyo Saraaakiil Mar walbana Ayagga Danahooda Waxaa uu ahaa mid Dhaqaale ku Xusan!!

Hadaba Maxaay ka dhigan tahay Heshiiska Soomaaliya iyo Emarateka??

Haddii aan anigu usku jawaabo saan u arko Waxaa Ii Muuqda Dano Siyaasadeed aan Waligood usku Imaaanayn waayo Emarateka iyo Sucuudigu Danta uu Soomaaliya ka leeyahay ayaa ka weyn Waxa ka dhaxeeya Ethiopia iyo Masar!!!

Ma dhici kartaa in Dowladaha Turkiga,Masar,Sucuudiga iyo Emaratku usku Mowqif mideeysan ka qaataan Hormarka iyo Taabo galinta Dowladda Soomaaliya?????

Dowladda Soomaaliya Ma dhici kartaa in Xiriirka, Ruushka,China,Turki iyo Masar aay aad u adkeeyso si loo helo Saaaxiibo Dufaaac???

Soomaaliddu Sidee u arkaan Quwadaha Qarsoon oo Biyaha Hoostooda ku wadda Jirra????

Siyaasaddu Muufo Maahan
Maleey Daboowna Maahan?

Abdullahi Hersi Aw Adam Aw Hirsi Ahmed Afi Mohamed Afi Abdi Gashan Egal Mohamed-Deeq Haldhaa Abdulaziz Ali Ibrahim Xildhiban