Dr Ali A. Hiraabe ”Baarlamaanka Hambalyo ayaan leeyahay, Farmaajo iyo Khayre Waa iney iscasilaan…” Dhageyso

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dhiibistii loo dhiibay sarkaal sare (Qalbi dhagax) oo ka tirsanaan jiray jabhadda ONLF, ay aheyd mid sharci darro ah.

Haddaba go’aanka baarlamaanka muxuu saameeyn ah ku yeelan kartaa xirriiray Soomaaliya iyo Itoobiya oo la tilmaami ineey saameeyn xooga ku leedahay siyaasadda Soomaaliya.

Barnaamijka falanqeynta dhacdooyinka ee toddobaadkaan waxaa marti noogu ah Cali Axmed Hiraabe oo arrimaha siyaasadda Soomaaliya isha ku haya.

Barnaamijka falanqeynta dhacdooyinka oo ah barnaamij todobaadle oo aan Ku wareysano siyaasiyiin, aqoonyahano Waxaa todobaadkan noo daadihineysay Ikraam Cali Kaar oo daadihiyaha barnaamijkaan oo aad ka dhageysan kartaan maalin kasta oo Sabti ah Radio Somaliweyn Götenborg FM 88.

Halkan Ka Dhageyso