Daawo: Musharaxa Waddani oo shuruud ku xiray Gudiga doorashyinka inuu la heshiiyo

Gudoomiye Ciro Oo Shuruudo Adag Maanta hor dhigay in Heshiis iyaga iyo Gudiga doorashyinka dhexmaraa gudidaasi sidoo kalena Ciidanka Booliska ku eedeeyey in ay Rasaas nool nool dadka ku laayeen