Wasiiru Dawlihii Hore Arrimaha Dibada Soomaaliya, Hamid Masheye oo ka hadlay doorashada Somaliland iyo mowkhifka dowladda Federaalka

Wasiiru Dawlihii Hore Arrimaha Dibada Soomaaliya, Hamid Masheye oo ka hadlay doorashada Somaliland iyo mowkhifka dowladda Federaalka

Dr. Hamid oo aad iyo aad uga hadlay doorashada Somaliland oo caalamka la rabo in la tuso waxyaabo been abuur ah oo aduunka la rabo in lagaga dhaadhiciyo wax la yiraado Somaliland oo dadkeeda oo dhan sy rabaan in ay ka go’do Soomaaliya interna kale.

Dr Waxaa uu aad u dhaliilay doorka Dowladda Federaalka oo ka gaabisay waxyaabo fara badan oo laga rabay in ay Federaalka dalka wax ja qabato si aysan wadanka u kala go’in.

Somaliland Waxaan u sheegaaya hadii aad go’daan Waxaad ogaataan in la idinka go’i karo oo dowladda Awdal la yiraahdo loo go’i karo.

Halkaan ka Daawo Dr Hamid oo aad uga faaloonaayo arimahaas:

https://www.facebook.com/hamid.masheye/videos/824498871055161/