Soomaali ka mid noqday Garsoorayaasha Maxkamadda Hague

Golaha guud ee Qaramada midoobay ayaa mar kale u doortay inuu ka mid ahaado garsoorka guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga ee ICC.
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Maxkamaddaasi garsoore ka soo ahaa Sagaalkii Sano ee la soo dhaafay, ayaa dib loogu doortay inuu ka mid noqdo 15-ka garsoore ee maxkamaddaasi.

The International Court of Justice (ICJ), principal judicial organ of the UN, delivers an Order in the case concerning Immunities and Criminal Proceedings (Equatorial Guinea v. France) on 7 December 2016, at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court. The Order concerns solely the Request for the indication of provisional measures submitted by Equatorial Guinea. Session held under the presidency of Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf, Vice-President of the Court Acting President in the case. The Court’s role is to settle, in accordance with international law, legal disputes submitted to it by States (its Judgments are final and binding) and to give advisory opinions on legal questions referred to it by authorized UN organs and agencies. Its official languages are English and French. ICJ news and archives can be accessed via www.icj-cij.org
La Cour internationale de Justice (CIJ), organe judiciaire principal des Nations Unies, rend une ordonnance en l’affaire relative aux Immunités et procédures pénales (Guinée équatoriale c. France) le 7 décembre 2016, au Palais de la Paix, à La Haye, où la Cour a son siège. L’ordonnance porte exclusivement sur la demande en indication de mesures conservatoires déposée par la Guinée équatoriale. Séance publique tenue sous la présidence de M. Abdulqawi Ahmed Yusuf, vice-président de la Cour faisant fonction de président en l’affaire. La Cour est le seul des six organes principaux de l’ONU à ne pas avoir son siège à New York. Sa mission est de régler, conformément au droit international, les différends d’ordre juridique soumis par les Etats (ses arrêts sont sans appel et obligatoires pour les Parties) et de donner des avis consultatifs sur les questions juridiques que lui posent les organes et les institutions de l’ONU autorisés à le faire. Pour en savoir plus: www.icj-cij.org

Abuukar Daahir Cusmaan safiirka soomaaliya u fadhiya QM ayaa sheegay inuu Garsoore C/qawi ku guuleystay Cod aqlabiyad ah, iyadoo ay aad u bogaadiyeen dhammaan wakiillada 193-da waddan ee ka qayb galay doorashadaasi.
Garsoore Cabdulqawi horay usoo ahaa Guddoomiye ku xigeenka,waxaana lagu wadaa in horraanta 2018-ka uu noqdo Guddoomiye sida uu sheegay Amb:Abuukar Cusmaan.
Dhanka kale Maxkamadda dembiyada Caalamiga ee uu fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee Dalka Netherland ayaa imminka Gacanta ku haysa kiiska muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.