War-murtiyeedka laga soo saaray Heshiiska DF, Dowlad Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir

Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda.

Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa qaatay waqti ka badan intii uu qorshuhu ahaa in lagu soo gabagabeeyo, madaama uu ku soo beegmay xili khilaaf adag uu ka dhax jiray dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada qaarkood.

 

Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray shirka : Heshiiska DF, Dowlad Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir