Donald Tramp oo suuradiisa lagu arkay ey dhagtiisa

Waxaa aad iyo looga hadlaayaa sawir lasoo dhax dhigay warbaahinta caalamka sawir aad iyo aad ugu shabaha madaxweynaha dalka Mareykanka, sawirkaas oo si aad u muuqata u ek ama shabaha suurada Donald Trump.

Sawirkaas oo social mediyaha oo lagu faafiyey, ilaa iyo hadda lama ogo cidda iskaleh eygaasi, laakiin lama ogo sawirkaasi inuu sax yahay iyo inkale, laakiin Waxaa la sheegay qof magaciisa lagu sheegay Jade Robinson inuu Twiterkiisa uu Ku soo qoray in uu asaga uu leeyahay eygaasi la magac baxay Beagle.