Barnaamijka Falanqeynta dhacdooyinka toddoaadkan: Soomaaliya xaggee ku socotaa? Martida Maxamed Caalim. *Dhageyso*

Toddobaadkan waxaan is dul taagi doonaa su’aasha ah Soomaaliya xaggee ku socotaa muddo ku dhawaad 30 sanno ah oo qaran la’aan, fowdo iyo ammi xummo uu weli dalka ku jiro? Ciidamadda shi sheeye ee 10 sanno iyo ka badan jooga sow lama oran karo waa ku fashilmeen ujeedkii ay u yimaadeen? Sideese dagaaansho siyaasadeed dalka iyo dadku u heli karaan?
Barnaamijka Falanqeynta dhacdooyinka toddoaadkan ee Somaliweyn Radio Sweden waxaa marti ku ah Maxamed  Caalim oo ah aqoonyahan arrimaha siyaasadda si weyn ula socda. Wareysiga Waxaa inoo daadihineysa Ikraam Cali Kaar

Halkan Ka dhageyso: