Bal u Fiirso Qaabkii Shabaabku ula wareegeen Deegaanka Bariire ee G/Sh/Hoose.

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawiro muujinaya qaabkii ay ula Wareegeen Degaanka Bariire ee Gobolka Shabelaha Hoose markii ay qabsanayeen Bishii hore ee Ocotebr Bartamaheedii.

Dhanka kale Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa isaga baxay Bishii hore Magaalada Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose waxaana la Wareegay maleeshiyaadka Al-Shabaab.