Ajandayaasha looga hadlayo Shirka Madaxda dowlada iyo Kuwa Maamul goboleedyada oo lasoo bandhigay (Akhriso)

Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul goboleedada dalka , Shirkan ayaana looga hadlayaa arimo kala duwan.

Shirkan labada dhinac yeelanayaan ayaa looga hadlaaa ajandayaal kala duwan sida Amaanka, Siyaasada, Dib u eegiska Dasuurka, Hanaanka Federaalka,Amniga iyo Ajandaaal kale.

Halkan ka Akhriso Ajanaasha Shirkan