Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Mogadishu

Wararkii ugu dambeeeyay ee aynu heleyno waxa ay sheegayaan in la weerarray hoteelka Caanka ah Ee Naasa Hablood 2 oo u dhaxeeya Daljirka dahsoon iyo tiyaatarka Qaranka.

Intaas waxa ay wararku ku darayaan in gudaha loo galay Hotelka ha yeeshee weli war sax ah lagama helin.

Ma jirto cid sheegatay weerarkaas, waxaana laga yaabaa in kooxda Shabaaab ay sheegtaan masuulliyadda weerarkaas.

Wixii warar ah oo soo kordha halkan kala soco.