Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta markale ka doodaya Sharciga La dagaalanka Musuq-maasuqa

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in markale ay ka doodaan Sharciga Dhismaha gudiga Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuq-Maasuqa.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ka doodaya Sharciga la dagaalanka gudigga Dhismaha Madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-maasuqa.

Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa ka doodaya maanta sharciga la dagaalanka Musuq maasuqa, waxaana la filayaa in aqrin sedexaad uu galo, kadib sidaasi ay Xildhinaanada Golaha Shacabka ay ku ansixiyaan Ama ay ku diidaan.

Dhanka kale Dowlada Soomaaliya ayaa wado qorsho loogu hortago musuq-maasuqa,kaasi oo ay sheegtay in dhibaato badan uu ku yahay Muwaadiniinta Soomaaliyeed.