Somali iyo deg deg maxaa kala haysta?!!

Soomaalida waxaan la yaabay deg degteeda, war wax yar suga walaalaheena Carbeed weey soo socdaan, Suga inta Cillaanku uga qalalayo ,qadaduna ku degeeyso.

weey noo soo gurmanayaan, haddeey yimaadaana teey dhigaana waa la yaabi doonaa, ayaga ayaa soo deg degaya ee adigu ha deg degn sug sug!. Fiiri: Sawirka:1&2aad.

Waxaa kale oo ay noo keenayaan Ciidan si gaar ah loogu tababaray sida loo baaro kuwa gudbaya baraha kontoroolka “ Check points-ka” hubku ka mamnuuca yahay.fiiri Sawirka: 3aad.

Ogoow lama joogo waqtigii carabtu ku hoos fadhiisa jirtay, iska Samir. fiirisawirka: 4aad

deg degta dhaaf cilaankii waa qalali rabaa!. Arragtidaada xor, laakin walaalaha carbeed ha dhaliilin.

Qore: Yahya Amir