Fiirsada: Hees Cusub Saxriir Iyo Codkii Ikraan Caraale Erayadii Xuseen Madoobe

FIIRSO Hees cusub oo Baroor-diiq ah magaceedu yahay (SAXRIIR) Codkii IKRAAN CARAALE
Erayadii Xuseen Madoobe

SADAX CAWO YA IN SII DHEER
MA SEEXANOO WAA SALALAA

DADKAAN SIDII SAGAARADII
LA SAANSADAAN LA SALALAA

SADAX BOQOL YA SIYAADOO
LA SUULIYAAN LA SALALAA

SEEFTAAN MUQDISHO SAARANOO
SABAB LA ‘AAN LA SALALAA

https://www.facebook.com/wwwshaaciyecom/posts/1456064327781193