Dhacdii Qaraxii Dhul Gariirka Mogadishu Maansadii ay tiriyeen gabsho soomaaliyeed

Dhageyso Maanso ku bilaabaneysa “Maxaan ku muteystay Aafo, nafteyda maxaan ku waayey, muxuu u gubtay jirkeygu, miyaan sabab looheleynin, …..”

https://youtu.be/dWdcU2yXZtg

Nada Cismaan Xirsi oo ah gabar ardayad ah, kuna nool magaalada Burco ayaa la qeybsadeysa shacabka soomaaliyeed xanuunka qaraxii Zoobe, waxaana ay farriinteedaas kaga qiireysiisay shacabka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

https://youtu.be/j244KFANPIo