HIILO KALE OO WALAALTINIMO:

Waxaa soo caga dhigan doonta mardhaw Gooroonka Aadan cade laba Diyaarad sida soddon dhakhaatiir ah oo ku takhasusay qaybaha jidhka oo ka socda dalka walaalaha aanu nahay ee Djibouti iyo daawooyin loogu tala galay shacabkeenii ku waxyeeloobay qaraxii wuxuush nimo ahaa ee loogaystay.

Hada oo aan la hadlay garoonka diyaarada Jabuuti dhamaan waa diyaar amar kaliya ayay sugayaan waxaana ay imaan doonaan marka ay diyaarada Turkiga duusho maadaama ay laba diyaaradood yihiin sidoo kale fariin tacsi ayay ka wadaan madaxwaynaha iyo shacabka walaaleheen ah qalabna waa dheeryahay.

CARABEEY WAA NAKALA QAYBSATEENE DHAAWECEENA NOO DAAYA HIILO WAYIMEENEE.