Hiilo walaaltinimo oo dhab ah…

Waxaa muqdisho soo gaaray laba diyaarad oo nooca casriga ah oo lagu qaado dhaawacyada daran oo leh qalab dhamaystiran iyo kudhawaad 50 dhaqaatiir iyo gaadiid dawooyin gar gaar iyagoo durbadiiba gaaray goobihii musiibada ka dhacday kadibna isbitaalada ayay u qaybiyeen wixii ay wadeen.

Sida uu ii xaqiijiyay Sxbkey Mohamed Asbhir oo walaaliis isbitaal kula jira biri ayaa dalka turkiga loo qaadi doonaa wixii dhaawacyo ah oo daran iyo guwii gubtay waxaana ay dalka turkiga ku gali doonaa Viso la.aan ama dalka ku gal lama wayn diin doono.

Alaahu Akbar durbaba waa muujiyeen kaalintoodii walaaltinimo carab dano gaar ah naga leh dooni mayno ee ciddi noo aoo gurmataa ayaa la jirnaa.
Sources Baliil

SII FAAFI WAA ARIN FARXADLEH