Sheekh Xassan Daheeye oo maanta ka hadlaayey qaraxii ama xasuuqii Xamar oo aan la garaneynin, laakiin lagu tuhmi karo masiibo ilaah u soo dirtay unmaddaas xamar degen.
Sheekh oo aad u taageeray dadaalka ay dowlada Turkiga la daba taagan tahay in ay dhab ka tahay iney Soomaaliya wax u qabato, soomalidane Waa iney sidaas u ogsoonaataa. Kuwa kalena waxyaabaha ama dhibaato ay wadaan waa la wada ogyahay, waxay doonayaan in soomaalida lugaheeda Ku istaagin.