Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun: Qaar ka mid ah liiska dadkii ku dhintay qaraxii Mogadishu 14 Okt 2017

Inaa Lilaahi wa Inaa ileyhi raajicuun, Allaha ha u naxariisto dhamaan dadka Soomaaliyeed oo lagu xasuuqay qarixii ka dhacay Muqdisho. qaraxa #Mogadishu lagu xasuuqay shacabka inta laga aqoonsaday oo magacyadooda lasoo dhigay.

Sida muuqata tirada qasaaraha nafeed ee Ka dhashay qarixii aadka u weynaa ee shalay Ka dhacay Muqdisho aad ayuu uga badanyahay inta la saadaalinayey.

Xogaha isoo gaaraya waxay sheegayaan in tirada dhimashadu 200 caga cagaynayso dhaawacna warkiisa daa.

Allaha u naxaristo inta dhimatay dhaawacana allaha caafiyo, annagana Samir iyo imaan allaha innaga Siiyo..innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun..

1- Ise Samow
2- Abuukar Mohamed Dahie
3- Ahmed Abdikarin Ciyow
4- Maryama Abdullahi Mohamed.
5- Cabdirahman Fahmi
6- Hassan Omar Mohamed.
7- 8-Ugaaso Abdi Hassan iyo Hooyaded Sacdiyo.
9- Cabdiwali Mohamed.
10- Maxamed Cali Maxamed
11-Aweys Cali Maxamed
12- Axmed Cali Maxamed
13- Salaad Cali Baashi
14- Sayid Cumar Xasan Cilmi Yahye
15- Abdinasir Mohamud Aden
16- Xasan Diiriye Siyaad.
17- Mahad Maskiin
18- Cabdikariin Sheikh Ibraahin
19- Maxamuud Cilmi
20- Alibashi Mohamud Kulan
21- Abdirisak Abdirashid Shire
22- Ayaan Mohamed
23- Cabdulqaadit Turuumaan.
24- Ruqiyo Abuukar Heeri
25- Baashi Nur Shuuriye