Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay tirada guud ee cod bixiyeyaasha doorashada Madaxtooyada ee dhici doona 13 November.
Tirada guud ee cod bixiyeyaasha ayaa gaareysa 704,089, oo ah dadkii qaatay kaararka aqoonsiga ee cod bixiyeyaasha.