Daawo: Magaalada Toronto Oo lagu dilay 72 saac labo Soomaali ah

Magaalada Toronto ee Dalka Canada waxa ka dhacaay 72 Saac ee laso dhafaay labo diil oo lo gestay Labo dhaliin yaro ah soomaali ah oo lagu kala Magacawi jiiray alaha u naxariste
maraxum Cabdiqafar Cabdi Uhaab Xaji Xusseen

Halka miidka kalana lagu magacawi jiiray Cabduqadir Cali baxi.

Warbixinta oo faahfaahsan halkan ka Daawo.
Warbaxiintaan Waxaa soo  Diyariyay Mahad Carabow Cali Toronto Canada.

Magaalada Toronto ee Dalka Canada waxa ka dhacaay 72 Saac ee laso dhafaay labo diil oo lo gestay Labo dhaliin yaro ah…

Posted by Mahad Carabow on Saturday, October 7, 2017