Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya maanta Aas Qaran loogu sameeyay Alle ha u Naxariistee Gen Cusmaan Sheekh Cali Bad-maceeye oo horay u soo noqday Taliyihii Ciidamada Xoogga Dalka Dowladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan.
Aaska Taliyaha ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad sumcad iyo Magac ku leh Siyaasadda Soomaaliya iyo Bulshada Soomaaliyeed intaba.