Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ka soo baxay Wareegto lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Degaanada Maamulka Galmudug oo Maalmahaan ay ka jirtay Xiisad dagaal.
Wareegtadaan ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa u qornayd sidaan: