Dhaqdhaqaaqa iyo isu socodka magaalada Muqdisho ayaa inta badan la hakiyay

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay inta badan xirnaasho dhinaca sugida amanka iyadoo ciidamada amaanka kuwooda xasilinta magaalada lagu arkayay iyaga iyo gaadiidkooda gaashaaman
wada dheer ee aada afgooye ilaa km 4 ayaa la arkayay dadweynaha oo raxan raxan ulugeynayay ciidamadana ay gabi ahaan joojiyeen gaadiidka raaxada iyo kan dadweynaha degmooyinka ukala qaada


Intii lagu jiray sugida amaanka magaalada muqdisho waxaa soo gaarey wafdi heer sare oo uu horkacayo taliyaha guud ee ciidamada turkiga saraakiil sarsare oo soomaaliya ciidamadeeda katirsan ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha aadan cade airport ee magaalada muqdisho kulama gaar gaar ayuu lalahaa ciidamada iyo qaarkatirsan madaxda dowlada fedaraalka

Waxaana loosoo galbiyay safaarada turkiga magaalada muqdisho uu kuleeyahay waana markii labaad ee taliyaha ciidamada uu dalka soomaaliya soo gaaro