Magaalada Cadaado waxaa shalay gaaray Xildhibaano ka tirsan labad gole ee dowlada Federaalka, kuwaas Cadaado u tagay xalinta khilaafka ka dhax oogan Madaxda Maamulka Galmudug ayaa gordhow soo saaray war murtiyeed.
Warmurtiyeedka oo ka kooban sadax Bog Hoos ka aqriso: