Masaajidka Örebro Sweden oo xalay dab la qabadsiiyey

Magaalada Örebro xaafada Vival oo muslimiinta Ku badan yihiin ayaa xalay dab la qabadsiiyey masaajidkii Örebro.

Ilaa iyo hada lama ogo cidii ka danbeysa dadkaas, Waxaa socda baariyaano lagu bilaabay maanta.

Dhismaha masaajidka ayaa la soo sheegay in ay aad u gubaday oo inta badan uu dumay dhismaha.

Ilaa iyo hada cid wax Ku noqotay ama Ku dhinatay lama soo sheegin.

Dabka waxaa la sheegayaa in uu bilowday xalay 2 ama sideed saac aroornimo.

Waxii Warar oo ku soo kordho dib ayaan idinkaaga sheegi doonaa hadii uu ilaah yiraahdo.