Maamulka Galmudug oo Mamnuucay in deegaanada uu ka arrimyo lagu qabto Shir Siyaasadeed.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug oo uu ku Saxiixan yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu mamnuucay in deegaanada uu Maamulkaasi ka taliyo lagu qabto shir la xiriira arrimaha Siyaasadda.
Amarkaan ayaa ku soo aadaya xilli uu maamulkaasi uu dhexyaalo Khilaaf u dhexeeyo madaxda Maamulkaasi.
Hadaba Wareegtadaasi ka soo baxday Maamulka Galmudug ayaa u qornayd sidan: