Madaxweynaha Dawlad goboleedka Galmudug oo ja hadlaayey markuu yimid Cadaado ayaa sheegay in diyaaradii ka soo qaadi laheed magaalada Hargeysa ay dawlada Federaalka Ku hakisay magaalada Mogadishu si aysan y soo qaadir wafdigii Xaaf.
Xaaf oo aad u xanaaqsan oo ja hadlaayo dhibaatadii maanta Ku dhacday ayaa sidan u hadlay: