Madaxweyne Xaaf oo Xilkii ka xayuubiyay Taliyaha Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug =Wareegtada Madaxweynaha Galmudu=

Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa Wareegto ka soo saaray Xafiiskiisa Xilkii looga qaaday Taliyihii Ciidamada Nabad Sugidda Galmudug Cali Cilmi Yuusuf Ilkacase.

Wareegtada uu soo saaray Madxweynaha Galmudug oo sideeda u qoran Hoos ka aqiriso