Cudurada wadanaha (Qalbiga) iyo daawooyinka cuduradaas

Assalamu Calaykum
Qalbigu waa xubin muhiim ah oo ka mid ah xubnaha qofka ban’iaadmiga ah. Waa xubin u baahan ilaalin. Waxa aan barmaamijkan ku eegaynaa cudurada diiniga ah ee qofka qalbigiisa ku dhaca iyo sida loo dawayn karo. Daawasho wacan fadlana sii fidi.

Said Ali Ahmed
Ottawa