Cali Cabdullahi Cosoble ayaa banaanka keenay xog lama filaan ah *Daawo*

Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hiirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa banaanka keenay xog lama filaan ah oo ku aadan qaabkii ay dowlada Soomaaliya ula dhaqantay.

Cosoble oo wali aamisan inuu yahay madaxweynaha H/Shabelle ayaa sheegay in beesha uu ka dhashay laga qaatay lacag dhan Labo Milyan oo Dollar si Jufadda Cali Madaxweyne looga hor istaago iney madaxweyne noqoto.