Waxaa maanta magaalada laascaanod ka dhacay Kacdoon xoogan, Sidoo kale ciidamo ka tirsan Somaliland ayaa Weerar ku qaaday Garoonka Diyaaradaha , waxaana Ka warbiyey Sida wax u dhaceen Qaybaha kala duwan ee Bulshada oo Warbaahinta la hadlay.