Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo maanta soo saaray go’aan adag & Arinta Qalbi-dhagax

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa maanta mar kale si weyn utaageeray go’aankii ay dowladda ka qaadatay Arinta Qalbi-Dhagax.

Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa wariyaasha usheegay in dowladu ay ku saxneyd go’aankaas.

“Dowladu waa ay ku saxneyd iney dhahdo Qalbi-dhagax waa Argagaxiso”ayuu yiri Nabadoon Xaad.