Mooshin culus oo laga diyaariyay R.W Kheyre

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa diyaariyay Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Xildhibaanada ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay xilka ka qaadaan Ra’iisul Wasaaraha iyo sidoo kale Golihiisa Wasiiradda.

Mudanaayasha Mooshinka diyaariyay ayaa ka carooday wareejintii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.