C/qaadir Jirde oo Sheegay Sababta Loo Wareejiyey Dekedda Berbera

C/qaadir Jirde oo ka tirsan Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa si kulul uga hadlay Xaalada maamulka Somaliland, Wuxuuna sheegay inaysan Daawadeyaal kama Noqon dopnin.

Mar uu k ahaldayey Arinta dekedda magaalada Berbera ayaa wuxuu sheegay Sababta loo Wareejiyey “Dekedda Dan ay Somaliland leedahay looma Wareejin, waxaa loo Wareejiyey Dan Shaksi “ Ayuu yidhi.

https://youtu.be/mQr7yZAUAcA