Faysal C. Waraabe “Muuse Biixi ayaa Boobaya Sida Uhuru oo Cirro Ayaa Dagaal kala hor Tegaya” Daawo

Faysal Cali waraabe oo Warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeisa ayaa Saadaaliyey Doorashada Madaxwayne ee la Filayo inay ka Qabsoonto deegaanada maamulka Somaliland, Wuxuuna sheegay inaysan Jiri doonin mar kale oo dib loo dhigo.

Faysal ayaa Xusay inuu Muuse Biixi la mid yahay Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Boobaya Doorashada, Halka uu C.raxmaan Cirro dagaal kala hortagi doono, isaguna uu yahay Halka lagu baxsan doono markaa kadib, Siduu hadalka u dhigay, Sidoo kale wuuxuu sheegay inuu magacaabistii madaxwayne ku xigeenkiisa la sugayey Wadadalka khaatumo.