Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo shaqo ka fariisin ku sameeyay Taliyaha Booliska Puntland

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng, Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqo ka fariisin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Dawladda Puntland Jeneraal Cabdiqaadir Faarax Shire Erig.

Hoos ka akhriso wareegtada Taliyaha shaqada looga fariisiyay.