Gen Cabdi Qaybdiid” Yan Sal Fudeed Na Qaadin Aan Ka War Sugno Farmaajo iyo Go’aanka Dowlada *Dhaqeyso*

Sanatar Gen Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo Maanta ka qeyb galay Kulan loogu Duceynayay Dadkii Shacabka ahaa ee lagu Xasuuqay Shabellaha Hoose ayaa sheegay inuu Marka hore Xanuunka la qeybsanayo Ehelada Dadkii la Xasuuqay sidoo kalena Dowladda Madaxweyne Farmaajo laga sugayo in ay War Cad ka soo saarto Xasuuqa loo geystay Dadka Shacabka ah.

Waxa uu odayasha iyo Ehelada uu ka Cosaday in aysan Sal Fuud qaadin oo aysan dag dagin waxana uu shaaca ka qaday in dowalda laga war sugayo mawqifkeeda dadka shacabka ah ee la xasuuqay

Duqayntii barire aya waxa ay keentay xiisad siysasadeed Waxaana Shirar Hoose muqdisho uga Soconaya Odaayasha iyo siyaasiyeen Beesha Habargidir waxana hadalka qaybdiid uu ku soo aday xili odayaasha beesha habargdir ay shegen in dagaal ay arinta isku badali doono hadii dowlada aysan jawaab cad aysan boxin.