Xili dhawaan Dowladda Soomaaliya ay shaacisay inay shaqada ka joojiyeen shirkado badan oo dowladda la shaqeyn jiray ayaa waxaa la xaqiijiyay inay wel jiraan shaqsiyaad howlo gaar ah watt.
Waxaa la tilmaamay inay jiraan Kooxo ka madax banana Dowladda oo ku shaqeysta Magacyo gaar ah waxaana arintaasi walaac ka muujinaya Gaadiidleyda Dekeda Muqdisho.