Maxamed Caalim “Dowladda Federalka hadii ay awood siiso Dowlad goboleedyada, awood ayey yeelanaayaan…”

Maxamed Caalim oo ah aqoonyahan ka faaleeya arimaha siyaasada Soomaaliya ayaan waxaanu weyndiinay dhowr su’aalada oo haatan taagan kuwaasi ay ka mid yihiin arinmaha ku saabsan dowrka dowlad goboleedyada iyo dowrka dowladda federaalka iyo howlada loo idmay, mas’uuliyada ay kala leeyihiin.

Caalim isagoo ka ka jawaabaya waxaa uu yiri “Dowlada goboleedyada awood malaha laakiin dowladda federaaka ayaa awood siisay  dowlad goboleedyada, tan kale dowladda federaalka aaa okey cadeysaa ama qabataa howlada ay ayada laga rabo in ay qabtaan.

Aqoonyahan Caalim ayaa waxaa kale oo uu ka hadlay arinta Muqtaar Roobow iyo sababta keentay in uu dowladda isu soo dhiibo.

Wareysigaas oo dhameys tiran waxaa ka dhageysan kartaan halkan hoose…..