Madaxweynaha Somalia Mudane Farmaajo qaabkii loogu soo dhaweeyey dalka Masar *Daawo*

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar,aaaa si diiran oo sharaf leh heyb leh loogo soo dhaweeyey aqalka dalka Masar loöga taliyo, halkaas waxaa ku soo dhaweeyey madaxweynaha dalka Masar C/fitaax Al-siisii.

Waxaa loo garaacay astaanta muusikada qaranka Soomaaliyeed, waxaana uu salaan sharaf ciidamada aqalka madaxtooyada dalka Masar.