Afhayenka Ciidamada Somaliland oo Beenaale Ku Tilmaamay Wasiirka arimaha gudaha Faratoon

Afhayeenka Ciidamada Somaliland oo Beenaale Ku Tilmaamay Wasiirka arimaha gudaha Faratoon markii wasiirka uu sheegay in ay ahaayeen labo beelod dagaakii ka dhacay Buuhoode, afhayeenka oo arintaas beeninaayo waxaa uu Yiri sidatan ee nala daawada….

Wasiirka arimaha gudaha oo baaq u diraayo dagaalka ka dhacay Buuhoodle in ay joojiyaa labada beelood oo halkaas ku dagaalamay.